DAAWO:- Yaa Dilay ? Mahad Axmed Cilmi,Saciid Tahliid Axmed, Cali Iimaan Sharma’arke iyo Weriyayaal kale oo badan- Xasan Xanafi Dilaaga Saxafiyiinta ayaa sheekeynaya qaababka loo maleegay xasuuqyadaasi

0

Waxaa laga sii daayay Tv-ga qaranka Soomaaliyeed barnaamij gaar ah oo looga hadlaayay xasuuqa loo geystay weriyayaal badan oo ku naf waayeen mihnada saxaafada, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Mahad Maxamed Cilmi,Cali Iimaan Sharma’ arke, Saciid Tahliil Axmed, Shiikh Nuur Abkeey iyo kuwo kale.

Halkaan ka daawo Barnaamijkaan oo dhameystiran

https://www.youtube.com/watch?v=ExKBGcbVniA