DHAGEYSO:- Abaar aad u daran oo laga soo sheegaayo Somaliland+ Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo booqday Baki oo abaarta ugu darani ka jirto

0

Abaar aad u daran ayaa laga soo sheegayaa degaanno ka tirsan Somaliland. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in xaaladda nolosha dadka iyo duunyadaba ay aad u daran tahay roobab aan di’in aawadeed.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici ayaa booqday magaalada Baki oo ka mid ah dhulka ay abaartu ku dhufatay.

Halkaan ka dhageyso