DHAGEYSO:- Beesha Xawaadle oo go’aano ka soo saartay Shirka ka soconayo Jowhar

0

Waxgarad iyo Nabadoono ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay Magaalada Beledweyne ayaa sheegay in balanta uu ugu baxay Madaxeynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya isla markaana aysan raali ka ahayn in ay ka qeyb galaan Shirka ka soconayo Jowhar.

Waxay sidoo kale sheegeen in aysan marnaba ogoleyn in xuquuqdooda lagu tunto isla markaana aysan raali ka ahayn in lagu qanciyo wax aysan raali ka ahayn.

Waxay sheegeen in ay ku dadaalayaan in ay helaan xuquuqdooda si ay ugu qeyb galaan Shirka ka soconayo Magaalada Jowhar ee la doonayo in Maamul loogu sameeyo gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Hoos ka Dhageyso Codka:-