DHAGEYSO:- C/qaadir Siidii oo ka hadlay qabshada Magaalada Marko

0

Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxmed Nuur Siidii ayaa ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay ka baxeen Marka islamarkaana ay la Wareegeen Al-shabaab.

C/qaadir Maxamed Nuur Siidii  ayaa sheegay inuu la yaabay markii uu maqlay in Al-shabab ay la Wareegeen Degmada Marka oo si adag lagu qabtay markii hore ee Al-shabab lagala Wareegayay.

Sidoo kale waxaa uu Siidii intaa ku daray in Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay isku tashtaan oo ay isk dul qaadaan Dhaqdhaqaaqa Al-shabab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-