DHAGEYSO:- Dhismaha wado cusub oo mhiim u ah Galkacyo iyo Hobyo oo la bilaabayo

0

Gudoomiyaha Gudiga Dhismaha Wadada isku xerta Gaalkacyo iyo Hobyo Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac Oo Wareysi siiyay Codkagalmudug ayaa waxaa uu sheegay in Bishan Gudaheda la bilabi doono dhismaha wadadasi isagoona dhinac kale ku daray in ay soo gadeen qalabkii lagu dhisi lahaa wadadasi.

Gudoomiyaha Ayaa Ka Waramey Marxalada Lasoo Maray isagoo Sheegay in Hada Dhismaha uu Dhamaad ku Dhowyahay oo La Bilaabayo.

Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyntii ugu baaqay Shacabka Galmudug in ay ka qeyb qaatan dhismaha wadadasi oo hadda meel wanagsan Mareysa.

Halkaan ka dhageyso