DHAGEYSO:- Diyaaradaha dalka kenya oo duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan gobolka gedo

0

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka kenya ay duqeyn ka geysteen degaano ka tirsan gobolkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in deegaanada la duqeeyay ay ku yaalaan inta u dhaxeysa degmooyinka bedeld xaawo iyo ceel waaq.

Halkaan ka dhageyso faahfaahinta