DHAGEYSO:- Dowlada oo lagu amray in shabaab wadahadal la furto+Ogow sababta

0

Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka oo ka qeyb galayey mid kamid ah Barnaamij yada kabaxa idaacadaha muqdisho ayaa aaminsan in wax badan laga badalay sugida amaanka Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa dhinaca kale waxuu Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay wada hadal la furaan kooxda Al Shabaab oo ka soo horjeeda jiritaan Dowladda Soomaaliya.

Ciidamnada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo kala duwan waxey bilihii la soo dhaafay ka wadeen Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso