DHAGEYSO:- Dowlada Soomaaliya oo qaylo dhaan ka muujisay kaluumaysiga sharci darada ah

0

Rasil wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar carta ayaa sheegay in dhibaatada ugu badan ee Soomaalida heysata ay tahay kheyraadka bada oo lagu xad gudbo.

Mudane Carta ayaa sheegay in maraakiibta sheegta inay sugayaan amaanka biyaha Soomaaliya iyo kuwa kale oo ay si joogto u qaataan kheyraadka badeena.

Wuxuu sheegay inuu socdo qorshe dowlada Soomaaliya ay kaga hortageyso Arintaan.

Halkaan ka dhageyso