DHAGEYSO:- Faroole oo mar kale ku maadeystay Xasan Sheekh iyo Aflagaado kale oo qaawan

0

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa eedeyn culus u soo jeediyey madaxweynaha dowladda Federalka Xasan Sheekh.

Faroole ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu caqabado ka abuuraayo gobolada dalka si uu markale ugu soo laabto Kursiga madaxweynaha Soomaaliya. Wuxuu Faroole farta ku fiiqay in sababta Xasan Sheekh iyo xulufadiisa ugu dhagayaan nidaamka 4.5 ay tahay qorshe la doonayo in Xasan Sheekh uu markale qabto madaxtinimada Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso