DHAGEYSO:- Gudoomiyaha G/Banaadir oo soo bandhigay qorshe lagu sugayo amniga Caasimada Muqdisho

0

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Maxamed Jimcaale ayaa ka hadlay xaalada amaan ee Gobolka Banaadir iyo sida loo xaqiijin karo amniga.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in laamaha amaanka dowlada Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir ay iska kaashan doonaan xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha wuxuu sheegay iney sameynayaan qorshooyinka cusub oo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay iney kaga hortagayaan weerarada Al-shabaab ka geystaan caasimada Soomaaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-