DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Maxakmada Sare ee dalka oo sheegay in urur saxaafadeed oo madax banana uusan dalka ka jirin

0

Caydiid c/laahi ilka xanaf Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Dalka ayaa waxaa uu ka hadlay Go aankki ay maxkamadda sare ay ku taageertay in cumar faaruuq uu noqdo Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta nusoj.

Caydiid ayaa sheegay in loo dulqaato ninkii xilka doonaya in la fasaxay waxaana uu tilmaamay inaan waxba ay wasaaradda iyo garyaqaanka aysan isku xiijinin arintan isgoona intaa ku daray in garsoore ahaan iyo maxkamad ahaanba ay ka dhamaatay arintan.

Dhanka kalana wasaarada ayaa iyaduna arintan waxa ay ku sheegtay in aysan aqoon sannenba labada dhinacba.
Garyaqaanka guud ee dalka cismaan ayaa isaguna waxaa uu arintan ku tilmaamay in ay tahay waxba kama jiraan.
Hadalka Caydiid c/laahi ilka xanaf Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Dalka ayaa waxaa uu imanaya xilli dhawaan ay maxkamadda ay shaacisay in cumar faaruuq uu yahay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta iyadoo wasaarada iyo garyaqaan kana ay siyaabo kala duwan uga soo horjesten arintan.

Halkaan ka dhageyso