DHAGEYSO:- Gudoomiye Jawaari oo ku dhegan wasiirka qorsheynta xukuumada Soomaaliya+ Qaar ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka uu eedeyn u soo jeediyay

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in wasiirka wasaarada qorsheynta uu kala hadlay sidii baarlamaanka uu u hor keeni lahaa qorshaha siyaasada ee qeexaya arimaha hormarineed ee dalka sida dib u dhiska dhaqaalaha iyo arimaha kale ee muhiimka ah dalka.

Jawaari ayaa sheegay in bisha soo socota uu balan qaaday wasiirka inuu horkeeno baarlamaanka qorshahaasi.

Halkaan ka dhageyso