DHAGEYSO: Khudbadihii Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Danjire Michael Keating.

0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isagoo soo khudbad ka jeediyay munaasabada soo dhaweynta wakiilka xoghayaha guud ee QM Mr.Michael keating.

Axmed Madoobe  ayaa waxa uu sheegay in danta guud ee Soomaaliyeed laga shaqeeyo balse haddii ay noqoto Aniga Dan Baan Leeyahay, Hadii La Ii Daayo Danteeyda Meeshaan Doono Ayaan La’aadayaa arrinta, waxa uuna sheegay inay arintu sidaas noqon, sidoo kale Axmed Madoobe ayaa sheegay in  maamulka Jubbaland uu Qaatay Dhamaan Go’aamada Kasoo Baxay Shirkii Muqdisho.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso