DHAGEYSO:- Kulamo u dhaxeeya Beesha caalamka iyo Puntland oo wali ka socda magaalada Garowe

0

Magaalada Garowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa wali waxaa ka soconaya kulamo gaar gaar ah oo looga hadlaayo sidii Puntland looga dhaadhicin lahaa nidaamka doorashada ee dalka ka dhaceysa.

Puntland ayaa ka soo horjeesatay nidaamka 4.5 oo lagu saleeyay doorashada dalka ka dhaceysa.

Beesha caalamka ayaa wada dadaalo lagu heshiisiinaayo Puntland iyo dowlada dhexe waxaana kulamada intooda badan ay yihiin kuwo lagu lafa gurayo sidii Puntland mawqifkeeda ay u bedeli laheyd.

Halkaan ka dhageyso Warbixinta