DHAGEYSO:- Laamaha Amniga Gaalkacyo oo ka hadlay Dad ku labisan Darayska Booliska oo Habeenkii Dadka baarta.

0

Laama amaniga Gaalkacyo ayaa makrii ugu horaysay wax laga waydiiyay Arrimo mudooyinkaan dambe kusoo badnaayay Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo.

Taliye Ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug ahna taliyaha Ciidanka Birmadka ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ee Gobolka ku sugan ay u diyaar garoobayaan sidii tallaabo adag looga qaadi lahaa kooxaha caadaystay inay dadka baartaan.

Halkaan ka dhageyso