DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu ku xad gudbay xildhibaanada baarlamaanka

0

Kadib Markii Dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya qudbad dhinacyo bdan taabanaeysa uu ka hor jeediyey Xilibaanada Baarlamaanka oo uu ka codsaday in xilibaanada ay bilaabaan baarista amniga lagu xaqiijinayo ayaa waxaa isa soo taraya Xilbaanada ka soo horjeeda Hadalkaasi.

Xilibaanada qaar oo tira ahaan gaaraya 54 Mudane ayaa soo gudbiyey Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha kadib markii xilibaanada ay shegeen qudbada madaxweynaha ay aheed mid xasaanada looga qaadayay Xilibaanada.

Xilibaanad Qadija Maxamed Diiriye oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka war bxisay Mooshinkaasi iyadoona shegtay in Xasaanadii Xilibaanada uu ku tuntay Madaxweynaha islamarkaana arintaa ay doonayaan in ay sharciga la tigsadaan.

Halkaan ka dhageyso Codka