DHAGEYSO:- Maxaa hakiyay Shirkii u dhaxeeyay beelaha Sade iyo Absame ?

0

Magaalada Kismaayo ayaa la filayay in maanta uu ka furmo shir udhaxeeya beelaha Sade iyo Absame oo wada dega deegaanada Jubbooyinka.

Hase ahaatee kulankaas ayaa lasoo sheegayaa inuu baaqday, xili magaalada Kismaayo ay gaareen siyaasiyiin iyo odayaal badan.

Halkaan ka dhageyso