DHAGEYSO:- Nabadoon Lagu Doortay Magaalada Hobyo kana Soo Jeeda Beesha Murarsade

0

Magaalada hobyo Waxaa Xali Habeen Lagu Doortay Nabadoonta Beesha Murursade iyadoo Madaxda Galmudug ka Qeyb Galeen Xafladaasi.

Nabadoonka Ayaa kasoo Jeeda Beesha Murarsade Waxana Lagu Magacaabaa Macalin maxamuud Sheekh Cabdi Kulan iyadoo Halkaasi Faataxo loogu Maray isla markana Madaxda Dhan Ay Goobta ka Hadleen.

Nabdoonta Ayaa laga Codsaday in uu isku Xiro Beesha Murursade iyo Beelaha kale ee Galmudug iyadoo Goobta Loogu Duceeyay.

Masuuliyiin Galmudug ayaa Xaflada oo Xili Habeen Dhacday ka Hadlay kuwaasi oo Dhankooda Waana iyo Talooyin iskugu Daray Nabadoonta Cusub.

Halkaan Hoose ka dhageyso