DHAGEYSO:- Puntland oo ka digtay Qatar ka dhalan karta Abaaraha ka jira deeganada maamulkaasi

0

Deegaanno ka mid ah Puntland oo ay ku dhufteen abuuro ayaa laga digaya xaaladda ka jirta oo ku dhow dhimasho,sida uu sheegay guddoomiyaha hay’adda maareynta masiibooyinka iyo arrimaha bini’aadanimada.

Cabdullaahi Cabdirixmaan Axmed (Ceyrow) oo ah madaxa hay’adda qaabilsan arrimaha masiibooyinka ayaa u sheegay warbaahinta inay jiraan dad badan oo u bahan biyo,haddii si dhaqso ah an loo helina ay dhici karto inay qaarkood u dhintan.

Halkaan ka dhageyso