DHAGEYSO:- Shirkii Dib U Heshiisiinta Jubbooyinka Oo Magaalada Kismaayo Ka Furmaya Maalinta Bari Ah

0

Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo uu ka furmo Shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyinta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo, waxaana shirkaasi loogu hadli doonaa sidii loo mideyn lahaa siyaasiyiinta Gedo iyo Jubooyinka.

Shirka ayaa  diirada lagu saaraya midnimada Siyaasiyiinta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo iyo sidoo kale aayaha labada Gobolka.

Siyaasiyiinta ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ku kala argti duwan siyaasada gobolada jubooyinka iyo Gedo, waxaana soconayo dadaalada lagu xalinayo, laguna mideynayo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-