DHAGEYSO: Siyaasi Cali Xaaji Warsame “Puntland Waa Diiday 4.5 Si Cad Ayaana Ugu Sheegnay Wafdiga Beesha Caalamka”.

0

Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa isagoo u waramayay Warbaahinta waxa uu sheegay in maamulka Puntland iyo Shacabkoodaba ay diideen 4.5 si cadna ay ugu shegeen wafdiga beesha caalamka ee ku sugnaa magalaada Garoowe.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso