DHAGEYSO:- Waa Sidee Amaanka Muqdisho- Yaase gacanta ku haya Kaamirooyinka CCTV-ga

0

Amaanka Garoonka diyaardaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa Su’aalo badan la iska waydiinayaa kadib markii ay soo baxeen in Weerarkii dhawaan lagu qaaday diyaaradda Daalo ay fududeeyeen qaar ka tirsan Shaqaalaha Garoonka Muqdisho kuwaas oo kaalin xoog leh ku lahaa fududaynta Qaraxa in gudaha loosoo gasho diyaaradda.

Jeneraal Burhaan Cali Kaar oo horay usoo noqday Taliyaha Nabad sugida Garoonka Diyaardaha Muqdisho ayaa ka sheekeeyay Amaanka Garoonka iyo daldaloolada jira, waxaana uu shaaca ka qaaday Kaamarada Qarsoon ee CCTV loo yaqaan cida maamusha.

Halkaan ka dhageyso