DHAGEYSO:- Wakiilka QM Ee Soomaaliya oo Magaalada Kismaayo gaaray

0

Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael keating  ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wakiilka Cusub Ee QN Michael keating  ayaa la kulmay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe,iyagoo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah.

Wararka ayaa sheegaya in Arrimaha ay ka wada hadleen Michael keating  iyo Axmed Madoobe ay ka mid yihiin Ammaanka iyo sidoo kale Sidii QM  ay Taageero dhan walba leh ay ugu fiden laheyd Maamulka Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-