DHAGEYSO WARBIXIN:- Maxaa keenay in Xilligaan Mooshin laga keeno Madaxweynaha, muxuuse salka ku hayaa?..

0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka.

Gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu hayo Mooshin laga soo gudbiyay Madaxweynaha isla markaana uu wadada sharciga ah marinayo mooshinkaasi.

Hoos ka Dhageyso Warbixin ka dhageyso Mooshinka:-