DHAGEYSO WAREYSI:- Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kulmayo iyo Arrinta mooshinka oo laga doodayo

0

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14 Bisha Febraayo waxaa jiray Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, waxayna ku kulmayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka shiraya Maanta aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka Xanaanada xoolaha, mashruuc ku saabsan Xasaanada Xildhibaanka, iyo Warbixin ay soo diyariyeen guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa arrimahaasi ka wareysanay iyo halka uu marayo mooshinka hor yaalla Baarlamaanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-