DHAGEYSO WAREYSI:- Gudoomiyaha Cusub ee Hobyo oo Wareysigii ugu Horeeyay kaga Waramey Arimo Badan

0

Gudoomiyaha Cusub e Hobyo ayaa ka Waramey Xilkii Dhawaan loo Magacaabay iyo Qorshaha uu Maamulkiisa Damacsanyahay.

Cabdulaahi Axmed Cali Ayaa Sheegay in Maamulka La Dhisay uu ahaa Mid Loo Baahnaa isla markana Dhawaan Dhisayaan inta ka Hartay Maamulka.

Shacabka Galmudug ayaa ugu Baaqay Hormarinta Hobyo iyo Taageerida Dhismaha Dekada Hobyo isagoo Sidoo kale ka Hadlay Arimihii lasoo Maray intii Maamulka aan la Dhisin.

Halkaan ka dhageyso