DHAGEYSO WAREYSI:- Gudoomiye degmada Buule-burte oo ka hadlay arimo xasaasi oo gobolka iyo degmada khuseeya

0

Gudoomiye degmada Buule-burte ee gobolka Hiiraan Cabdi Caziiz Duurow ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arimo badan oo khuseeya gobolka iyo degmadaba.

Waxyaabaha uu sida weyn kaga hadlay gudoomiyaha waxaa ka mid ah dhacdadii lagu gawracay wadaad caan ka ahaa Buule-burte

Halkaan ka dhageyso wareysiga