DHAGEYSO WAREYSI:- Khadiijo Maxamed Diiriye oo faah faahin ka bixisay Mooshinka hor yaalla Baarlamaanka

0

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay mooshinka hor yaalla Baarlamaanka iyo ujeedka ka dambeysay.

Waxay sheegtay in Madaxweynaha uu ku xad gudbay Xasaanada Xildhibaanada Qaranka oo uu Baarlamaanka ka hor sheegay in Xildhibaanada ay u hogaansamaan marada Hay’adaha amniga.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Madaxweynaha uu Xildhibaanada ku amray in ay Suumanka, Mobeylada iyo wax walbo ay wataan in ay mariyaan Iskaanka yaalla garoonka Muqdisho marka ay galayaan.

Waxay sidoo kale tilmaantay in ay u yeereen Wasiirka amniga, wasiirka Gaashaandhiga iyo cdi walibo oo shaqo ku leh amniga Dalka iyo ilaalinta Xasaanada Xildhibaanka.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-