DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo ka Warbixiyay qaabkii ay kula Wareegeen Magaalada Marko

0

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Ibraahim Aadan Cali ayaa ka warbixiyay la wareegida Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen Magaalada Marka Ee Xarunta u ah Gobolkaasi Shabellaha Dhexe.

Ibraahim Aadan Cali ayaa Xusay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ay hadda gacanta ku hayaan  Ciidamada isgarab sanaya.

Sidoo kale Magaalada Marka ayaa waxaa ka dhacay Kulan Saddex Geesood ah oo dhexmaray Ciidamada Dowladda,Kuwa AMISOM iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya,kaas oo diirada lagu saarayo ka shaqeynta Ammaanka Degmada Marka.

Waxa uu tilmaamay in ay ku sii nagaan doonaan Magaalada Marko ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-