DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Puntland oo wado qorshooyin shaqo loogu abuurayo dhalinyarada Puntland

0

Wasaarada Dhalinyarada, Cayaaraha Shaqada, iyo Shaqaalaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdulleayaa wado qorshooyin shaqo logu abuurayo dhalinyarada ku nool deegaanada Maamulka Puntland.

Sidoo kale waxaa soconayo qorshe lagu tababarayo dhalinyarada ku nool Maamulka Puntland si ay ugu shaqeystaan xirfadaha la baray.

Wasiirka ayaa arrimahaasi iyo arrimo kaleba ka warbixiyay iyo qorshooyinka socda.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-