DHAGEYSO WAREYSI:- Qodobo ka mid ah dastuurka Dalka oo la badelay iyo muran ka dhashay

0

Xildhibaan Axmed Aadan C/raxmaan oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobada laga bedelayo dastuurka dalka iyo dib u eegista guud ee lagu sameynayo dastuurka.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in markii la soo gabagabeeyo dhameystirkiisa loo bandhigayo Shacabka Soomaaliyeed ka dibna loo gubinayo Baarlamaanka Soomaaliya si loo ansixiyo.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay qodobada laga badaly iyo sababta loo badalay, iyo halka uu hada marayo.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-