DHAGEYSO:- Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta sare oo dadajinaysa dib u habaynta manhajka dalka

0

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta xukuumada Soomaaliya Qadro bashiir Cali ayaa sheegtay in la wado qorshe lagu bedelaayo nidaamka waxbarasho ee dalka waxayna ku baaqday in loo wada guntado sidii sidii loo soo saari lahaa Manhajka waxbarasho oo anfaca mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed.

Waxay sheegtay wasiirka in hormarka bulshada uu ku xeran yahay in la helo iskuulaad ku saleysan manhaj Soomaaliya kaasoo kor u qaadai kara afka Soomaaliya

Halkaan ka dhageyso