DHAGEYSO:- Wasiirkii hore ee warfaafinta Galmudug oo ka hadlay arimo badan oo ku saabsan Hobyo iyo Xanta ah inuu isaga rabay inuu masuul ka noqdo

0

Kadib markii Magaaladda hobyo uu ka dhagax dhigay dakada taasi oo ay si wada jira ah u dhagax dhigeen dakada magaalada khadiimigaa ee hobyo taasi oo ay mudadii bur burka dalka ka jira ay midnootay gobihii ay sameysay islamarkan hawshii shaqo ee dakada.

Axmed xasan baasto wasiirkii hore Warfaafiinta galmudug kana mid ahaa Masuliyiintii ku howlanaa mudo sidii Hobyo markale loo howl galinlahaa ayaa kawaramay marxaladii ay lasoo mareen inta ay ku guda jireen waxuu xusay in mudaadii ay ku howlanayeen shaqada dib u soo celinta shaqadii dakada hobyo ay waqti dheer ku qatatay balse hada waxuu sheegay in ay si rasmi dhismahadeedu u bilowday kadib markii shalay madaxweynuhu uu dhagax dhigay sheegayna in ay dakada hobyo furantahay.

Axmed baasto wax uu ganacsatada galmudug iyo kuwa ajinibta ah ugu baqay in ay maal galinku sameyaan dakada hobyo isha dhaqalaha bartamaha somaliya oo mudo hakada gashay.

Halkaan ka dhageyso