DHAGEYSO XASAASI:- Maamulka Koofur galbeed oo dowlada Federaalka ku eedeeyay deganaansho la’aanta ka jirta magaalada Marka

0

Wasiirka Beeraha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowlada dagaalada ka socda magaalada Marko wuxuuna sheegay inay dayaceen waajibaad looga baahnaa inay si deg deg u qabtaan.

Wasiirka ayaa sheegay in arin siyaasadeed ay tahay dagaalada ku soo laab laabanaaya gobolka Shabeelaha Hoose.

Halkaan ka dhageyso