DHAGEYSO FAAHFAAHIN:- Iska Hor-imaad ka dhacay Boosaaso iyo qsaaraha oo kordhay

0

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen iska hor imaad xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi ka xigta magaalada Boosaaso ka dhacy.

Iska horimaadka ayaa yimid ka dib markii ciidamada badda Puntland oo ka hortagayay 300 oo qof oo la tahriibinayayay iska cabin la kulmeen taasi oo keentay dhimashada hal askari.

Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay dad looga shikisan yahay inay qayb ka yihiin shabakadaha wax tahriibaya.

Halkaan ka dhageyso