Mareexaan Cabdirashiid Indhokoray Oo Kale Intuu Iidnku Jiro Ama Idinku Dhex Nool Yahay Waligiin Guul Ha Filanina.

0

Afeef: Lax walbaa shilinkey isdhigtaa lagu gowracaa, ninkan la yiraahdo Cabdirashiid Indhokoray, isagaa marada iska riday, ninkii doonayo inuu ceebtiisa qariyo isagoo adeegsanaya qaab qabiil, isna waa ku ceeboobi, waxii uurkiisa ku jiray ayuu na tusay ee waxba Mareexaan iyo reer Ceel Cade umma u dhimin, ummana dhimi karo.

Aduunka aadanaha ku nool wax walbaa ka filo, saa horaa loo yiri dad iyo duurba wax walba ka filo, balse intaan noolaa ismaan lahayn waligaa waad arki maalin maalmaha kamid ah nin Mareexaan ah oo dhiiga nin Mareexaan ah isagoo dad kale u hadlaya ama qancinaya ayuu dafirayaa, saakaase hayaa MAREEXAAN.

Cabdirashiid Indhokoray waa nooc kamid noolaha Allaah Subxaanau Watacaalaa abuurtay, damiirkiisa iyo dadnimadiisuna waxa ay ku kooban tahay in uu Haweenka, Caruurta iyo Waayeelka Mareexaan in uun dhibaateeyo, isagase lama yaabani waxaan la yaabanahay Ragga Mareexaanka ah ee dhowranaya waxa uu sameenayo ma xoolaa iyagu sabir badanaa?

Nin walbaa qaab ayuu kusoo galaa siyaasada Soomaaliya, Cabdirashiid Indhokoray ma uu ahan, aqoon yahan, ma uu ahan caalim diini ah, ma uu ahan nin dowladd usoo shaqeeyay, ma uu ahan nin dadku doorteen, balse waxaa hubaa oo xaqiiqo ah inuu yahay Jaahil ku faana xasuuqa birmageydada isaga dad u xiga sida Haweenka, Caruurta, iyo Waayeelka doonaya inuu siyaasi ku oqdo ama xilal ku qabto daadinta dhiigooda.

Mareexaan uunbaa laga helaa kuwa noocaa ah inay bulshadooda ka hor hadlaan, ummadaha kale ee Soomaalida ah ee dalka nala dagan kuwoodi sidaasoo kala ahaa laba ayay ka yeeleen waa dileen ama meel ayay isaga xireen, nasiib daro anaga noocaan oo badan ayaa burburkii dowladi dhexe ka dib ilaa maanta wali horboodaya dadkeena iyo deegaanadeena, oo lagu daawanayaa ama aan waxba laga oranayn. miyey qabataa sidaa MAREEXAAN.

Dal walbaa oo aad dunida tagto ama dad walbaa ee aad booqato kuwa la midka ah Cabdirashiid Indhokoray aduunka waa ay ka qarshaan, waxaan aad iyo aad ula yaabanahay ninkaan Mareexaan maxay u dhowranayaa oo uu ula haray marba shalay hadduu Haweenki, caruurti iyo waayeelki Mareexaan mid mid u leeynayay, maantana arintkiisu uu soo dhaafay dadkii uu isagu leynayay ee laga aamusay ee uu idaacadaha lasoo istaagay inuu beeniyo dhiiga Haween, Caruur, Waayeel iyo xoolo Mareexaan oo Kenyati diyaarado iyo madaafiic ku laayay, Mareexaan maxay dhowranayaan, soose lama gaarin iminka haduuba heerkaas marayo xiligii Cabdirashiid Indhokoray iyo kuwa la midka ah laga xoreyn lahaa deegaanada gobolka Gedo?

Mareexaan nimaan run sheegin waa nin Rabbi ka fogaaday, willal gacanta bir ah kusoo dhiga ama kusoo qabta Cabdirashiid Indhokoray lagama waayin Mareexaan ee waxiisu waa gardaro garab og ee mida isweydiinta u baahan waxay tahay, Cabdirashiid Indhokoray waxuu ku hadlay reer Doolow miyay la qabaan? haddiise ay la qabin reer Doolow fikirka iyo waxa uu kaga hadlay idaacadaha Cabdirashiid Indhokoray maxay Mareexaan ku oranayaan ama uga qancinayaan dhacdadan?

Hoos Ka Dhageyso Waxuu Ku Hadlay Cabdirashiid Indhokoray.

Reer Doolow kama aan dhagaysanayno kamana qaadanayno Cabdirashiid Indhokoray waxba kama qaban karno, waa ay ka qaban karaan haddii ay doonayaan, waxayna wax uga qaban karaan lagama waayin wiil aaqiro iyo aduunba reer Doolow iyo Mareexaanba u duceeyaan oo Cabdirashiid Indhokoray u dira halkii loo diri jiray dadka aduunka ka taga, xal dambe iyo xeerin u hartay ma jidho, xukun kale oo uu mudan yahay Cabdirashiid Indhokoray anigu garan maayo, ninkii qiil kale u raadiyana waa laba mid inuu yahay mid raali ka ah waxa uu ninakan sameenayo iyo nin damiirkiisu aad u liito.

Gabagabadi Waxaan baaq u dirayaa Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka, Culumada iyo shacabka Reer Doolow cadaawada iyo colaada sokeeye ee uu Cabdirashiid Indhokoray afuufayo haddii aydnaan raali ka ahayn ama la qabin waxuu ku hadlay kana sheegay shalay warbaahhinta diida oo ka hortaga, haddiise aad ka aamustaan ogaada MAREEXAAN waxay u arkayaan aamuskiina inaad raali ka tihiin lana qabtaan waxuu ku hadlay Cabdirashiid Indhokoray, cadawaada iyo colaada ay gobolka Gedo u horseedana adinkaa beritoole dhabarka u ridanaya.

Mareexaan Cabdirashiid Indhokoray Oo Kale Intuu Iidnku Jiro Ama Idinku Dhex Nool Yahay Waligiin Guul Ha Filanina.

Wabilaahi Towfiiq

Ugaaska Ugaasyada Soomaaliyeed
Run Sheeg Waa Ceeb Sheeg