Qiso Xannuun Badan:- Qaraxii liido, ayaa nolosheedii god madaw ku riday!

0

Qaraxii liido, ayaa nolosheedii god madaw ku riday!

Aways, iyo nuura waxaa lagu guda jiraa, xafladii arooskooda iyo meherkooda oo la rabo in lays raaciyo. Waa aroos iyo meher mucjiso leh, iyaga oo aann weli is guursan ayaa la sharaxayay gurigii arooska, waxa uu aqal fiilo ah ka kiraystay degmada madiina. Waa la goglay oo alaabtii arooska la dhamaystiray, weliba waxa uu hurdada, fadhiga, iyo cuntada, ka soo gaday dalka turkiga, oo uu ku maqnaa mudo laba todobaada.