Soomaaliya oo Arinti ugu xumeyd laga sheegay iyo Cunto yari ka jirta

0

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad afartan boqolkiiba dadka Soomaalida ay u baahan yihiin gargaar cunto.

Abaar darteed in ka badan afar milyan oo qof ayaa cunto yari ay haysaa. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad lixdan kun oo caruur ay dhiman karaan hadii aysan helin gargaar deg deg ah.

Dadka badankood ayaa ah dadkii ku barakacay dagaalka iyo nooca cimilada El Nino ee sababta abaarta iyo fatahaadaha. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in siddeed boqol oo milyan oo dollar oo gargaar loo baahan yahay .

Itoobiya ayaa sidoo kale ay ka jirtaa xaalad abaar.

Xigasho BBC