TOP DHAGEYSO: Cabdiraxmaan Faroole “Axmed Madoobe Waa Nin Ciriiri Ku Jira, Afarta Dhinacna Laga Taagan Yahay, Kamana Go’ado Talada Jubbaland”.

0

Madaxweynihi hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole oo isagoo ku sugan magaalada Garoowe ayaa waxa uu warbaahinta u jeediyay khudbad dheer khudbadiisaas oo uu uga hadlayay arrimaha cakiran ee Puntland iyo Dowladda Federaalka sidoo kalena waxa uu kusoo qaatay amaba ku sheegay in Axmed Mdoobe uu yahay nin ciriiri ku jira afarta dhinacna laga taagan yahay islamarkaana asan ka go’in talada Jubbaland.

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media