TOP DHAGEYSO: Xldhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan “Amni Xumada Dalka Ka Jirta Awgeed Maanta Wxaya Maraysaa In La Yiraahdo Xildhibaanada Hala Baaro”.

0

Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in fikirka ah in la baaro Xildhibaanada uu yahay mid aad u liita.

Amni darada dalka ka jirta awgeed waxa ay maanta maraysaa in la yiraahdo hala baaro Xildhibaanada.

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media