TOP DHAGEYSO:Maamulka Jubbaland Oo Odayaasha Dhaqanka Beesha Harti Ku Eedeeyay Inay Hub Gacanta U Galiyeen Al Shabaab.

0

Maamulka Jubbaland oo odayaasha dhaqanka beesha Harti  ku eedeeyay inay hub uu maamulka lahaa gacanta u gasheen falaagada Argagixisada ah ee Al Shabaab.

 

Hubkaan ayaa la sheegay in laga saaray xerooyinka Ciidamada Maamulka Jubbaland ku waas oo loo gudbiyey dagaalamayaasha Maleshiyada Shabaab.

Mid kamid ah odayaasha HARTI ee  dega gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa uu si cad u xaqijiyey amaba ka marqaati furay in rag ay garanayaan oo ka mid ah odayaasha beeshooda ay hubkaasi ugacan geliyeen kooxda shabaab.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media