TOP DHAGEYSO:Qarax Ka Dhacay Magaalada Jowhar.

0

Wararka Ka imaanaya Degmada Joowhar Ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxaa ay shegayaan in qarax Bambaano lagu weeraray fariisin Ay Ciidamada Dowlada ku lahaayeen xaafada baryar ee magaaladaasi.

sida dad goob jooga yaal ah ay inoo xaqiijiyeen 2 Askri ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi ku waas oo xaaladooda caafimaad lagu bax naaninayo isbitaalka Magaalada Jowhar.

Gudoomiye ku xogeenka Degmada Jowhar Maxamed Baroow Bocor ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxaasi uu jiro ciidamaduna ay wadaan baaritaan xoogan.

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media