VIDEO:- Kulan qodobo Xasaasi ah laga soo saaray oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne

0

Kulan balaaran oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah beelaha dega Gobolka Hiiraan ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Beledweyne, waxaana kulankaasi loogu hadlay Aayaha Gobolka Hiiraan iyo sidii loo mideyn lahaa beelaha dega Gobolkaasi.

Kulanka ayaa sidoo kale loogu hadlay hormarka iyo amniga deegaanada Gobolka Hiiraan iyo sidii dib loogu soo celin lahaa bilicda Magaalada Beledweyne.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-