DHAGEYSO:- Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in madaxweyne Guuleed iyo Maamulkiisa aysan sharci aheyn isagoona taageeray maamul odayaasha Beesha Mareexaan ay dhisayaan

0

Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jabriil  oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maamulka Galmudug sheegay in aysan sharci ahayn, waxaana hadalkana uu sheegay xili la waydiiyay sida uu u arko wada tashiga ay wadaan odayaasha Beesha Mareexaan kaas oo ay ku dhisanayaan Maamul ay ugu magac dareen Galguduud Sare.

Halkaan ka dhageyso