Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen guuleed oo ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin tanaasul walbo oo ku aadan qancinta maamulka Ahlu Sunna.
Waxa uu tilmaamay in maamulkooda uu diyaar u yahay wax walbo oo lagu xalinayo khilaafka ayaga iyo maamulka Ahlu Sunna ee gobolada dhexe ku sugan.
Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo hormarka deegaanada galmudug isla markaana Ahlu Sunna ay muhiim u tahay in ay ka qeyb qaadato dadaalada socda.
Hoos ka Dhageyso Codka:-