Wasiirka warfaafinta ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Xasan Cabdi Maxamed ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Port Elizapeth ee dalka koofur Africa.
Wasiirka ayaa waxaa magaalada Port Elizapeth ee dalka koofur Africa ku soo dhaweeyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Koofur Afrika gaar ahaan kuwa deegaanada maamulka koofur galbeed ka soo jeeda.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka koofur galbeed soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu la kulmi doono Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Koofur Afrika gaar ahaan kuwa deegaanada maamulka koofur galbeed ka soo jeeda.
Hoos ka Daawo Sawirada:-