Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo bandhigay Dad lagu tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeen Qaraxii lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baledweyne.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan xasan Kaafi Maxamed ayaa sheegay in 5 kamid ah Dad loo haysto ku lug lahaanshaha Qaraxii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Baledweyne lagu soo bandhigay Magaaladasi.
Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Sharciga la marsiin doono dadkii ay ku Cadaato in ay wax ka maleegeen Qaraxii ka dhacay Garoonka Ugaas Khaliif Ee Magaalada Baledweyne.
Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-