Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maantay xariga ka jaray waddo laami ah oo Maamulka Gobolka banaadir dib u dayactiray, taas oo isku xirta Dekadda weyne ee Muqdisho ilaa iyo isgoyska Ceel Gaabta.
Dhismaha Wadadan ayaa waxaa fuliyey Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay mahshruuca dalkaada dhiso oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay.
Hoos ka Daawo Sawirada:-