Madaxweynaha dalka Masar oo la hadlayay wargeys ka soo baxa dalka Taliyaaniga ayaa waxa uu sheegay in muhiim ay tahay in fara galinta beesha caalamka wadamada caalamka qaarkood la joojiyo.
Madaxweyne Siisii ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in bur bur baahsan uu haatan ka jiro dalalka Afganistan iyo Liibiya wuxuuna sidoo kale ka deyriyay xaalada dalka Liibiya maadaama wali ay daganaansho fara badan aysan ka jirin xilli wadankaas ay ka jiraan falaagooyin badan oo ka soo horjeeda dowladda ay ka jiraan.
Soomaaliya waxaa jooga ciidamo fara badan oo ka kala socda dalalka deriska la ah sida Kenya, Uganda, Itoobiya iyo wadamo kale kuwaas oo ka taageera dagaalka ay kula jiraan uruka Al-shabaab.
Waxaana marka laga soot ago ciidamadaas la aaminsan yahay in ay jirto fara galin dhinac kasta ah oo wadamada beesha caalamka iyo waliba dowladaha deriska la ah ay ku hayaan dowladda Soomaaliya.
Hoos k Dhageyso Codka:-