DHAGEYSO WAREYSI:- Xildhibaan Maxamed Amiin oo ka warbixiyay Shir loogu hadlaayay Dhalinyarada oo Dalka Zambia lagu soo gabagabeeyay

0

Xildhibaan Maxamed Amiin Xasan C/llaahi oo ah Gudoomiyaha Xildhibaanada Dhalinyarada eek u jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay shir loogu hadlaayay dhalinyarada oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Zambia.

Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in qodobo badan oo muhiim u ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed uu ka jeediyay shirkii Zambia lagu soo gabagabeeyay.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay War murtiyeedka laga soo saaray shirka iyo qodobada ka quseeya Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Xildhibaan Maxamed Amiin Xasan C/llaahi ayaa sidoo kale ka warbixiyay kulan ay la qaateen Madaxda Safaarada Soomaaliya ee Dalka Zambia iyo koormeer ay ku tageen Xarumo ganacsi oo ku yaalla Dalkaasi.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Maxamed Amiin, kana Daawo Sawirada:-

Xildhibaan Maxamed Amiin 1 Xildhibaan Maxamed Amiin 2 Xildhibaan Maxamed Amiin 3 Xildhibaan Maxamed Amiin 4 Xildhibaan Maxamed Amiin 5 Xildhibaan Maxamed Amiin 6 Xildhibaan Maxamed Amiin 7